Shirkada Nomad Telecom waa shirkad ka mid ah shirkada caalamka ugu waaweyn ee gada VOIP services ama telefoonada internet laga dhex dirsado. Shirkadu wa aay kuu suurto gelineysaa inaad la xirriidhi karto famil kaaga eheladaada iyo inta aad shaqada wadaagtaanba markasta iyo meelkasta oo aad caalamka ka joogto. Shirkadu waxey sidoo kale idiin heysaa service tayo sare leh qiimihiisana aad u jaban yahay iyo macaamil wanaagsan.Hadaba isticmaal telephone service ka Nomad Telecom markasta iyo meelkasta oo aad caalamka ka joogto oo Nomad Telecom ka dhigo wehelkaaga koowaad







